Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday Xaliimo Cabdullaahi Fiidow booskeedana nin u magacaabay
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii rugta ganacsiga iyo warshadaha maamulka Hirshabeelle Marwo Xaliimo Cabdullaahi Fiidow. Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha Hirshabelle ayuu ku sheegay in muhiim la noqotay in xilka ka qaado Marwo Xaliimo Cabdullaahi, waxa uuna booskeeda u magacaabay Mudane Cabdullaahi Cabdiwaaxid Maxamed (Taxab). … Continue reading Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday Xaliimo Cabdullaahi Fiidow booskeedana nin u magacaabay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed